Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa

Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa

Su’aasha: Nin ayaa jira saxibo aan nahay, wuxuu igu sameyay arin yaab badan, wuxuu iga qarin rabay baasaboorkayga sidii ley tarxiili lahaa, aniga waxaa ii sheegay mid isaga ku siraystay sheekada ninkaas oo saaxibka aan ahayn waxan u haystay saaxib lilaali ah marka maxaa talo aad iga siin kartaan ninkaas. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa ninka […]

Nin balwad leh ma guursan karaa

Nin balwad leh ma guursan karaa

Su’aasha: waxaa isoo doontay nin balwada leh oo sigaarka iyo qaadka cunta familkeyga way ila rabaan laakin aniga kuma qanacsani sideen yeelaa maxaad igula talin lahaydeen ee ii sheega malaga yaabaa inuu mustaqablka tooso oo uu iska daayo sida ay walaalahayga qaar leeyihiin. Jawaabta: Nin balwad leh mustaqbal ma laha waayo wax kaste waxaa ugu […]

Dadka aan la aamini karin halkan ka baro

Dadka aan la aamini karin halkan ka baro

Dadka aan la aamini karin halkan ka baro Qofka isbadbaddalaya lama aamini karo marba weji la soo baxaya Qofka dadka ceebeeya oo aan sir qarin karin lama aamini karo Qofka wanaagga loo qabtay oo dafiraya lama aamini karo Qofka dadka niyadda ka jabiya isagana lama aamini karo Qofka kuu iimanaya waqtiga uu firaaqada uu yahay […]

Sifooyinka munaafiqiinta ee lagu sheegay quraanka kariimka

Sifooyinka munaafiqiinta

Sifooyinka munaafiqiinta ee lagu sheegay quraanka kariimka Markaan u laabano quraanka kariimka waxaan arkaynaa sifooyin la siiyay dadka munaafiqiinta ah waxaa ka mid ah sifooyinka munaafiqiinta nusuustan: Alle  SW wuxuu yiri: (فَتَرَى الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ مَرَضٌ يُسَارِعُونَ فِيهِمْ يَقُولُونَ نَخْشَى أَنْ تُصِيبَنَا دَائِرَةٌ فَعَسَى اللَّهُ أَنْ يَأْتِيَ بِالْفَتْحِ أَوْ أَمْرٍ مِنْ عِنْدِهِ فَيُصْبِحُوا عَلَى مَا […]

Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Doodda aan faa’idada lahayn qofka meel xun ayay ku riddaa siiba qofka marka uu ku doodayo diinta islaamka asoo kasoo horjeeda oo raba inuu sugo baadil. Qofka muslinka waxaa lagaga baahan yahay inuu ka dheeraado doodda madhalayska ah. Taas oo laga wado dood aan natiijo lahayn kaliya waa buuq iyo hadal xun. Xadiis ayaa si […]

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro Koonfurta Sudan waxaa ka dhex taagan khilaaf marka odayga wuxuu rabaa inuu isu keeno. eeg siday ugu dadaalayaan inay heshiisiiyaan kuwa ay isku diinta yihiin. sidoo kale eeg Soomaalida Muslinka ah sida laysugu dirayo sida loogu dhex abuurayo waxyaalo aan jirin. runtii Soomaalida waxaa ku […]

Haddaad guul rabto dadka xaasidka sidan u gal

Haddaad guul rabto dadka xaasidka sidan u gal

Haddaad Guul Rabto Dadka Xaasidka Sidan U Gal Waxaa la sheegay cunug yar inuu isaga lumiyay kobahiisa badda, xeebta ayuu ku qoray: “badda  waa tuug“. Nin kaluumaysate ah oo badda ka ugaarsada maalin kaste ayaa isagana wuxuu ku qoray:  “xeebta badda  waa deeqsi“. Nin badgal ah oo ka helay badda dhayman iyo luul isaga xeebta […]