Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan

Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherar ahaan

Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan Su’aasha: Guska siigada yareysay majirta daawa an cuni karo si an uweyneyo qiyas ahaan meeqa centimeters ayaa laga raba guska weyn ginseng powder ma icawin karaa geedka ninka mala weynayn karaa. Jawaabta: Caafimaad ahaan siigada way dhibtaa xubinta taranka ninka, laakin ma yarayso bal waxay […]

Ninka xubin dheer iyo kan weyn oo balaaran yaa raaxo badan

Ninga geed dheer iyo ninka geedka balaaran

Ninka xubin dheer iyo kan weyn oo balaaran yaa raaxo badan Su’aasha: gabar doob an ahay waxan raba inad i shegtaan ninka gus dheer dhuuban iyo midka weyn o dhumuc leh balaaran ayaa raxo badan sinya inanta, aniga dumar la qabo ayan ka maqlay shegaya  way isku khilafsanayen mid waxay ornaysay guska dheer oo dhuuban […]

Xiriirka ka dhexeeya cayilka iyo dhererka xubinta taranka

Xiriirka ka dhexeeya cayilka iyo dhererka xubinta taranka

Xiriirka ka dhexeeya cayilka iyo dhererka xubinta taranka Su’aasha: Walalayal waxan rabaa inan ogado cayilka ninka ma wuxuu sameeyaa dhererka guska waxan maqlay raga marka ay weynadan oo ay burtan xubintoda taranka way gabanaysaa hadalkas ma sax baa mise waa qalad. Jawaabta: Guud ahaan raga way ku kala duwan yihiin dhererka xubinta taranka waana dhalasho […]

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib waxtarka ay u leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay Su’aasha: salam waxan isku arkay gus yari guskayga markuu kaco waa 6 sn markuu dansan yahayna waa 2 sn oo kale meesha ayuu dhegan yahay anigana waxan jiraa 19 sano marka waxan maqlay saliida guska ayay weynaysa arintas maxaa ka jiro hadii sax ay tahay waa salidee […]

Daawada Titan Gel oo xubinta ninka weynaysa

Daawada Titan Gel oo xubinta ninka weynaysa

Daawada Titan Gel oo xubinta ninka weynaysa Daawada Titan gel waa daawo xoojiSa hormuunka raga oo loo yaqaano “Testosterone” waxaana loogu talagalay in lagu weyneeyo guska iyo inuu si xoog u taagmo iyo inay siyaadiso shahwada nimanka “manida”. Daawada waxay u shaqaysaa qaab ah jirka inay siiso nisbo weyn oo ah “nitric oxide”, kasoo siyaadiya […]

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa

Ninka geedka maxaa ka jiciya iyo daawada adkeysa

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa Maxaa ninka geedka ka damiya maxaase daawo u ah Maxaa keena ninka inuu geedka ka damo markuu galmada ku jiro. Waxa ugu weyn oo ninka ka damiyo geedka waa walwalka ama cabsida ama isku kalsoonaan la’aanta raga qaarkii marka ay xaaskooda u galmoon rabaan waa taagan yahay […]