Raashiinka cayilka u keena jirkaaga

Cuntada lagu cayilo

Raashiinka cayilka u keena jirkaaga Foods that makes you fat Raashiinka cayilka Sida la og yahay cayilka jirka waxaa keena sababo badan qaar waxay u noqonayaan cuntada qaarna qaabka nolosha qofka  marka hore waa inaad ogaataa caylka waxaa keena oo cuntada ka horreeya waa qalbiga oo degan sidoo kale nasashada badan  marka aad eegto caruurta […]