Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay Xajka wuxuu ka mid yahay arkaanta islaamka , qofka wuxuu ku waajibaa lacagta leh oo awoodo inuu aado xajka.   wuxuu yiri Alle: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ معْلُومَاتٌ فَمَنْ فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلَا رَفَثَ وَلَا فُسُوقَ وَلَا جِدَالَ فِي الْحَجِّ وَمَا تَفْعَلُوا مِنْ خَيْرٍ يَعْلَمْهُ اللَّهُ وَتَزَوَّدُوا فَإِنَّ خَيْرَ الزَّادِ التَّقْوَى وَاتَّقُونِ يَاأُولِي […]

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso Waxaa laga helaa abaal aad u weyn dhisidda masjidka Alle wuxuu yiri: (إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَاجِدَ اللَّـهِ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ) التوبة: ١٨   Waxaa uun camira masaajidda Alle qof rumayay Alle iyo maalinta Aakhiro Only those shall maintain Allah’s mosques who believe in Allah and the Last […]

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay Diinta islaamka ma aha kaliya diinta cibaadada xoogga saarta ee waa diin dhinac walba nolosha hagaajisa, waa diin dhaqanka dadka toposisa, dad badan awaxay u haystaan diinta islaamka inay ku kooban tahay masjidka kaliya. Sidaas ma aha sheekada qofka wax kaste uu samaynayo waa lala xisaabtimayaa, waxaana laga rabaa inuu […]

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada

Fadliga tobanka bisha xajka iyo udxiyada Tobanka bisha dilxija waxay leedahay fadli badan aan lasoo koobi karin, fadligaas waxaa kusoo aroortay nusuus aad u fara badan oo tilmaamaysa camalka la qabanayo tobanka bisha dulxija inuu yahay camal aad u weyn oo barako badan leh ajir weynna laga helayo. Guud ahaan qofka muslinka waxaa laga rabaa […]

Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات

Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات

 Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka loogu daliilsado bisha ramadaan, waxaa soo galaya waqti kaste qiime badan u leh cibaadada Alle waxaa ka mid ah bisha xajka la guto, sidoo kale maalmaha uu ilaahay ku amaanay kitaabkiisa. Xadiiska wuxuu leeyahay: ( إِنَّ لِرَبِّكُمْ عَزَّ وَجَلَّ فِي […]

Fadliga soonka uu leeyahay iyo ceddeynta xadiiska من صام رمضان

Fadliga soonka uu leeyahay

Fadliga soonka uu leeyahay iyo ceddeynta xadiiska من صام رمضان Soonka wuxuu ka mid yahay camalka niyadda laga qabto, qofka marka uu sooman yahay lama ogaan karo inuu si dhab u sooman yahay, kaliya waxaa daalacanaya Allaha abuuray, maxaayeelay qofka asoon loo jeedin ayuu cunto cuni karaa ama wuxuu cabbi karaa biyo, laakin qofka marka […]

Sadaqada qof kaste waajibka ku ah maxay tahay

Sadaqada qof kaste waajibka ku ah maxay tahay

Sida la og yahay nomcooyinka Alle siiyay dadka lama soo koobi karo, sidaa awgeed waxaad ogaataa in qofka korkiisa ay tahay maalin kaste sadqo oo laga rabo inuu bixiyo. Taas waxaa caddeeyay xadiis saxiix ah oo nabiga (SCW) kasoo arooray wuxuu yiri: (ليس مِن نفسِ ابنِ آدَمَ إلَّا عليها صدقةٌ في كلِّ يومٍ طلَعَت فيه […]