Islaamka iyo himada sare

Islaamka iyo himada sare Himada sare waxay ka mid tahay waxyaalaha diinta islaamka ay ku boorrisay dadka, qof inuu meel sare ka fikiro, dadkana wax u qabto intuu aduunka joogo. wuxuu leeyahay rasuuulka (SCW): (فَإِذَا سَأَلْتُمُ اللَّهَ فَسَلُوهُ الفِرْدَوْسَ ؛ فَإِنَّهُ أَوْسَطُ الجَنَّةِ ، وَأَعْلَى الجَنَّةِ ، وَفَوْقَهُ عَرْشُ الرَّحْمَنِ ، وَمِنْهُ تَفَجَّرُ أَنْهَارُ الجَنَّةِ) […]
Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro Diinta islaamka waa diin ku boorrisa dadka inay wanaag ku tartamaan oo ay dadka kale wax u taraan, waa diin bulshada si fiican u dhista oo ku wajahda waxa khayrka ugu jiro. Waxa ugu fiican waxa lagu tartamo waa khayrka iyo wanaagga, umadda marka ay wanaag […]
Waa maxay daawada bulshada bukan

Bulshada waxay u bukataa sida uu jirka aadanaha u bukado, haddaba waa maxay daawada jirka u baahan yahay markuu bukado. Bulshada waxyaabo badan ayaa jira lagu hagaajin karo, nusuus badan ayaa kusoo aroortay daawada bulshada bukan wuxuu leeyahay Alle: {يَاأَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ […]
Fadliga shahiidka Islaamka meesha uu geeyay

Fadliga shahiidka Islaamka meesha uu geeyay Jihaadka waa camal aad u fiican oo meel weyn ka taagan diinta islaamka, qofka shahiidka ah wuxuu gaarayaa darajo aad u sarreysa, qofka muslinka ah marka uu ku dhinto waddada Alle waa shahiid. Fadliga shahiidka iyo shadaada dar Alle lama soo koobi karo nusuus badan ayaa kusoo aroortay Alle […]
Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale

Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale Qofka mas’uuliyad weyn ayaa ka saaran ehelkiisa iyo qaraabadiisa iyo deriskiisa iyo dadka uu la dhaqmo, waxaa laga rabaa inuu munkarka ka reebo wanaaggana faro, sidoo kale dadka dhibanna inuu wax u qabto, masaakiinta inuu u kaalmeeyo, danyarta inuu garab istaago. Midda ugu horraysa waa inuu camalkaaga suuban […]
Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo

Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo Aduunkan aan ku nool nahay waxaa taallo shaqo, shaqadaas ayaa natiijo ka imaanayso, natiijada waxay ku xiran tahay shaqadaas waxay ay tahay, khayr ama shar. Cibaadada haddaysan saameynin qofka akhlaaqdiisa oo dhaqankiisana aysan toosinin wax ay u tarayso malaha adduunka, aakhirana wax miro ay leedahay ma jiraan, […]
Calaamadaha khaatumada fiican

Khaatumada waxaa laga wadaa qofka noloshiisa qaabka ay u dhamaanayso ama gabagabbada nolosha. Qof kaste ma heli karo khaatumo suuban waxaa kaliya helaya qofkii Ilaahay siiyo. Laakin waxaa jira astaamo oo qofka ku helo karo khaatumo wanaagsan. Waxaa ka mid ah arrimaha khaatumada wanaagsan sabab u noqon kara ikhlaaska iyo camalka suuban inuu qofka daa’imo […]
