Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka

Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka Geedka tiinka loo yaqaano carabigana التين الشوكي ingiriiskana Opuntia ficus-indica ama the Indian fig opuntia ama fig opuntia ama prickly pear waa geed meelo badan ka baxo waxaa ka mid ah meelaha uu ka baxo soomaaliya. Geedka tiinka wuxuu leeyahay faa’idooyin badan xagga caafimaadka marka lasoo koobo waxaa ka […]
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa Dhafaruur ama muryo afka qalaadna Grewia tenax, phalsa cherry, white crossberry, raisin bush, gangara, gangu, ama kanger, carabigana waxaa loo yaaqaanaa القضيم ama القنطريون الأحمر waa geed miro macaan badan dhalo wuxuu ka baxaa Africa saxaraha lagasoo bilaabo ilaa Tanzania iyo qayb ka mid ah koonfur Africa […]
Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka

Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka Geedka mukuyga oo loo yaqaano afka carabiga الجميز ama الرقاع ama الثالق ama الابرا englishka waxaa loo yaqaanaa sycamore fig ama fig-mulberry ama Ficus sycomorus, wuxuu ka mid yahay geedaha ugu caansan uguna cimriga dheer, waxaa loo tiiriyaa bahda geedka tiinka oo quraanka lagu sheegay. Geedka mukuyga waa geed caafimaadka […]
Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa Su’aasha: Walaal maalmahaan waxaan dareemayaa calool xiran dhanka saxarada ayaa iga xiran maxaa lagu socodsiin karaa oo loo isticmaalaa. Jawaabta: Caloolfadhiga inta badan wuxuu u noqonayaa cuntada qalaylka ah, iyo biyaha in layska yareeyo, waxyaalaha caloosha socodsiiya waxaa ka mid ah cuntada jilcan oo qooyan, sidoo kale biyaha badan, iyo […]
Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Gooryaanka waxa keena iyo daawada Waa maxay gooryaanka ? Cudurka gooryaanka oo loo yaqaano afka carabiga داء الصفر afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa “Ascaris lumbricoides“. Goorayaanka bilowgiisa waa ukumo oo dhaulka kasoo raaca qofka ama cuntada ukumaha ay soo gaaraan. Marka ay kumaha fiiqmaan iyaoo aad u yaryar waxay kasoo dhexbaxaan micdhicirada waxay soo gaarayaa […]
