Amin arts iyo casharka Kenya ay siiso mucaaradka

Amin arts oo sawir ka sameeyay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. sawirka oo tilmaamaya in Kenya dadkaas ay dabada kasoo riixdo Wuxuu tilmaamay inay soomaali iyaga qas ka wadaan iyo nabadgalyo ay u diiddan yihiin. Aminarts oo maanta sawirkan si cad ugu weeraraya labadan qof oo ka mid ah dadka soomaaliya baddeeda Kenya u saxiixay. […]
Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku tilmaamay inay qasayaan Soomaali
Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah. Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan. Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas: Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta […]
Amin arts iyo kooxda badda kenya u saxiixday

Siyaadda soomaali oo maalmahan holcaysa, markii ay isqabteen Kenya iyo soomaaliya kaddib. waxaa laysku haystaa badda, amin arts oo sawir kasoo saaray dadka saxiixay heshiiska badda. waxaa meesha ka muuqa sedex qof oo kasoo kala jeeda sedex beelood. Sheekh Shariif oo kasoo jeeda beesha Abgaal cismaan Cumar Cabdirashiid oo kasoo jeeda beesha Majeerteen Abdirahman Abdishakur […]
Kooxda Fidno siduu u sawiray Amin Arts

Amin arts oo sawir daran ka sameeyay cidda uu isaga u arko inay kasoo horjeedaan nabad iyo nolol ama Farmaajo iyo Khayre, sawirkaan oo ku jiro dad badan oo madax ka ah soomaali waxaa ku jiro madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud, amin arts wuxuu ka dhigay koox isku duudan sida sports ka oo kale kooxda […]
