Toonta baabasiirka ma u roon tahay

Toonta baabasiirka ma u roon tahay

Toonta baabasiirka ma u roon tahay Su’aasha: Waxan maqlay qofka baabasiika hayo hadduu habeenkii toon ku bariisiyo dabada wuxuu ka khafiifiyaa xanuunka sidoo kale wuxuu u aroon yahay cudurka baabasiirka maxaa ka jiro hadalkaas. Jawaabta: Toonta waxay ka mid tahay waxyaalaha dabiiciga ah oo u roon meelaha buka iyo jirrooyin badan sidoo kale saliidda toonta […]

Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa'idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]

Cuncunka wareegga futada maxaa sababaya

Cuncunka wareegga futada maxaa sababaya

Cuncunka wareegga futada maxaa sababaya Qofka wuxuu la kulmaa mararka qaarkood cuncun uusan la joogin karin gaar ahaan dabada daloolkeeda, kaas oo dhib badan u keenaya qofka marka maxaa la dhihi karaa arintaas sabab u noqon kara? marka hore waxaa laga yaabaa nadaafad xumida qofka waxaa laga rabaa inuu si fiican isaga dhaqo meesha marka […]