Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka

Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka Su’aasha: wll jazaakalaahu kheyr walal ilaahey hakaa ajir siiyo jawaabta wanaagsan aad isiisey arintaasi an kushegey ayado jirtey ayaa hadana meel ka shaqeynaayey shaqadeda ifiicned mudo 5 sano ilaa hada wan kashaqeyaa waana malcamad quraan oo weyn oo dad badan kashaqeyo aniga waxan aha qof shaqadisa daacad uah wax […]
Sixirka dhulka lagu aaso siduu jirka u xanuujiyo iyo daawada

Sixirka dhulka lagu aaso siduu jirka u xanuujiyo iyo daawada Sixirka waa wax jira oo lagu sheegay Quraanka, waxaana loo adeegsadaa shayaadiinta, sixirka inta badanna waa lagu gaaloobaa, oo nooca shikiga la xiriira, diinta islaamka way xarrimtay in sixirka la barto iyo in lagu dhaqmo, sidoo kale in loo tago sixirowga. Sixirka wuxuu leeyahay qaabab […]
Calaamadaha qofka sixirka la siiyay

Calaamadaha qofka sixirka la siiyay Qofka la sixray ama sixir la siiyay waxaa lagu garan karaa dhowr astaan. waxaa ka mid ah astaamaha qofka sixran inuu qofka dareemo xunuun asoo aan la fahmi karin xanuunkaas sababka keenaya, daawo kaste haddii la siiyo way adag tahay inuu ka bogsado taas waxay astaan u tahay sixir inuu […]
Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]
Sixirka guurka reebo waa maxay

Sixirka guurka reebo waa maxay Sixirka guurka reebo waxaa laga wadaa in ninka ama naagta laga sixro guurka marka cumrigooda kama fikirayaan guur. Ninka waxaaba laga xirayaa inuu naag raadsado. Sidoo kale gabadha waxaa loo diidayaa in nin soo doono ama iyadaaba ninka u arkeyso inuu xun yahay. Sidee lagu garan karaa sixirka guurka inuu […]
Sixirka qofka samaynaya ma gaal baa

Su’aasha Waxaan rabaa inaan ogaado xukunka qof sixiroolaha, haddii qof sixir samaynaya aan arko ma gaaleysiin karaa walaalayaan jawaab ayaan idinka rabaa mahadsanidiin Jawaabta Sixirka waa denbi ka mid ah danbiyada waaweyn, taas layskuma khilaafsana, laakin su’aasha ah sixirka ma gaalnimo baa? jawaabta waa sidatan: sixirka hadduu yahay nooca ay wato waxyaalo shirki ah sida […]
Sixirka astaamaha lagu garto

Sixirka astaamaha lagu garto Saxirka waa wax jira oo Qurananka kariimka lagu sheegay, waa wax adduunka oo dhan laga yaqaano, sixirka diinta way xarrimtay in la adeegsado, noocyo sixirka ka mid ah, waa gaalnimo, inta badan noocyada gaalnimada ayaa ku badan sixirka. haddaba sixirka noocyada uu u kala baxo waa sidan: Sixir ku saleysan geedo […]
