Site icon Daruur درور

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Su’aasha:

1.taabashada dabdu waysada ma jabisaa.
2.Timaha hoose hdii aan 40 cisho la xiirin salaada ma la aqbalaa.
3.Hadii aan jabaabo ka mydho oo aanan kadib waysaysan salaad ma tukan karaa.

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa
Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Jawaabta:

Su’aasha koowaad: oo ku saabsan taabashada dabada weysada ma jabisaa mise ma jabiso, sida xoogga badan qofka hadduu dabadiisa taabto weysada kama jabayso, in kastoo mad’habka shaafici uu qabo qofkii wareegga futada taabto weysadiisa inay jabayso laakin madaahibta kale ma qabaan.

Su’aasha labaad: timaha hoose qofka hadduusan xiirin 40 maalmood iyo wixii ka badan salaadda wax shaqo kuma laha salaadda aqabaliteenkeeda kuma xirna xiiridda shuunka.

Su’aasha sedexaad: janaabada kaligeeda weyso kuuma noqon karto waa inaad weysaysataa marka aad ka qubaysanayso janaabada haka horreyso ama haka dambayso.

Fiiro gaar: hadda kadib su’aal kaste si gaar usoo dir hal meel ha kusoo dirin.

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

The first question: about touching the calf’s tail, does it break or not, as if a strong person touches its tail, it will not break, although the Shafi’i school of thought holds that a person who touches the anus around his calf will break, but other schools of thought do not. The second question: if a person does not shave his lower hair for 40 days or more during the prayer, it has nothing to do with the prayer. The third question: It is not possible for you to perform ablution on your own. Note: From now on, do not send each question separately.

Exit mobile version