Site icon Daruur درور

Siigadu Dhererka Qofka Toos Miyay U saamaysaa

Su’aasha:

Siigadu Dhererka Qofka Toos Miyay Usaamaysaa Yacnii Joojisaa Dhererka Qofka oo Ay Kadhigtaa Qof hagaas Ah Ama Ma Korays Ah Aadna Ugaaban

Siigadu Dhererka Qofka Toos Miyay U saamaysaa
Siigadu Dhererka Qofka Toos Miyay U saamaysaa

Jawaabta:

Siigada qofka way saamaysaa laakin dhererka si toos uma saameyn karto, waxaa laga yaabaa qofka marka uu siigada badsado in jirkiisa uu waayo waxyaalo badan oo siin kara nafaqo iyo awood, marka guud ahaan siigada ka fogow, teeda kale faahfaahin dheeraad waxaad ka heli kartaa webka in badan ayaan ka hadalnay, siigada dhibka ay qofka u keento sidoo kale su’aalo badan ayaan ka jawaabnay oo la mid ah su’aashaada.

Exit mobile version