Siigada Qaab Dabiici Ah Miyaa Looga Soo Kabsadaa
Su’aasha:
Siigada Qaab Dabiici Ah Miyaa Looga Soo Kabsadaa MISE Waa Shardi Inuu Qofku Is Nafaqeeyo.

Jawaabta:
Haa haddii qofka uu iska joojiyo, laakin hadaad sii waddo wax aad kasoo kabsanayso ma jiraan, waxaa kuu sii kordhaya dhibka ay kuu keenayso.