Site icon Daruur درور

Siigada dhalinyarta boqolkiiba imisaa isticmaala

Su’aasha:

1.Siigadu Dadka Isticmaala Si Iskumida Miyay usaamaysaa Mise Qofba Si Gaar Ah Ayay Usaamaysaa
3.siigada Dhalinyarta Boqolkiiba Imisaa Isticmaala Ama Lagu Qiyaasi Karaa

Siigada dhalinyarta boqolkiiba imisaa isticmaala
Siigada dhalinyarta boqolkiiba imisaa isticmaala

Jawaabta:

Su’aalaha aad soo weyddiisay oo dhan mar hore ayaan ka jawaabnay labadan su’aalood ayaan kaaga jawaabayaa, teeda kale su’aal horay looga jawaabay hasoo dirin, tan labaad su’aal kaste si gaar usoo qor hal meel hakusoo wada qorin.

Qaab kaste qofka ha u siigaysto laakin ujeedada waa qofka inuu biyo ku keeno si qaldan, dadka way ku kala duwan yihiin qaabka ay u siigaystaan iyo waxa ay ku siigaystaan.

Lama ogaan karo boqolkiiba inta siigaysata, maxaayeelay dadka dunida joogo oo dhan ifto lagama soo qaadin sidaa awgeed dadka aan shahwadooda xakamayn karin oo hawa raaca way siigaystaan iyagoon eegin dhibka ay u keenayso, dad badan way jiraan iska ilaaliya kana fogaada wax kastoo dareenkooda kiciya.

Exit mobile version