Site icon Daruur درور

Sigada bil kaste hadaan hal jeer turto dhib miyay leedahay

Su’aasha:

Asc wll nin gym dhigta ayaan ahay doobna waan ahay caadadiina waan bartay bishii 1 halmar hadaan sameeyo is badal jir iyo nafsi ahaan ma is badalayaa iyo caqli ahaan

Bishii halmar aniga oo aan macaan sanaynin
Hadaan iska daayo waayo dareenkayga wuu joogaa lkn maalmaha kle wuu i qabtaa
Lkn dhagool ayaan iska dhigaaa oo maraa raaco markaan arkayn inaa raax raacaayn wuu iga tagayaa lkn lkn bishii ayaa dhamaatay halmar dhac hadane waan is ilaalinayaa hadashana bisha kle dhac wax ma ii dhimaysaa
Mid kle inya ugu fcn ii sheeg intaan doobnimada kabaxaayo mahadsanid.

Sigada bil kaste hadaan hal jeer turto dhib miyay leedahay
Sigada bil kaste hadaan hal jeer turto dhib miyay leedahay

Jawaabta:

Dhibka daran wuxuu ku dhacaa qofka siigada iska badiyo way iska caddahay taas maxaayeelay mar kaste ayuu samaynayaa biyahana wuu iska bixiyaa, la mid ma aha midka bishii hal mar samaynaya, laakin waxaa lagaa rabaa inaad toos uga dheeraato, hadday biyahaaga bataan riyo ayay kaaga baxayaan, maxaayelay haddii aad bishii samayso waxaa laga yaabaa inay kuu sii jiiddo marar kale, marka albaabka siigada oo dhan iska xir.

Exit mobile version