Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo
Marka af la baranayo waxaa laga bartaa wixii aadka loo adeegsado, si aad u fahanto wixii lagaa sheegayo siiba marka aad ajnabi tahay oo aad ku nooshay wadan shisheeye, waxaa laga yaabaa qof inuu ereyo kugu dhaho adigana aad u malaynayso ereyoo fiican inay yihiin, marka si aad uga digtoonaato dadka xunxun oo cunsuriyadda ku jirto.
Ereyo qaar ayaa aad loo adeegsadaa siiba marka qofka laga xanaaqo ereyadaas waxay ka mid yihiin kuwa qofka lagu caayo, halkan waxaan kuugu soo jamcinay ereyada ingiriiska aadka loo adeegsado qofka marka la caaynayo.
Jawdwalkan ayay ku sugan yihiin iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali:
English | Arabic | Somali |
Crazy | مجنون | waalan |
Criminal | مجرم | dambiile |
Foolish | احمق | doqon |
Lousy | خسيس | liita |
Greedy | طماع | dhuuni |
Ignorant | جاهل | jaahil |
Aggressive | عدواني | cadow |
Arrogant | متغطرس | kibirlow |
Bad | سيء | xun |
Rude | وقح | xishoodlaawe |
Dirty | قذر | wasakh |
Stupid | غبي | nacas |
Reckless | متهور | mahubsade |
Ugly | قبيح | foolxun |
Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator