Sideen ku ogaan karaa inaad iisoo jawabteen
Su’aasha
asc waa aniga jacfar sidee baan ku ogaan karaa inaad iisoo jawabteen?? Waa bilahii towfiiq..
Sideen ku ogaan karaa inaad iisoo jawabteen
Jawaabta
marka aad su’aashaada soo qorto oo laga jawaabo waxay soo galaysaa bogga jawaabaha talooyinka oo ah boggan