Site icon Daruur درور

Sideen ku ogaadaa Su’aasheyda in Laga soo jawaabay

Su’aasha:

Asc webka Daruur waxaa tihiin webka kaliya aan aamino Qoraaladiisa ilaahay ha idin xafidee waxaan doonayey inaan idin waydiiyo sideen ku ogaadaa inaad iiso jawaabteen xageena iigu Soo dhaceysaa jawaabteyda majirtaa keyd aan ka aqrisan karo su,aalihii hore aan idin waydiiyey mahadsanidiin hanaga caajisina insha Allah.

Sideen ku ogaadaa Su'aasheyda in Laga soo jawaabay
Sideen ku ogaadaa Su’aasheyda in Laga soo jawaabay

Jawaabta:

WCS, marka su’aalaha laga jawaabo waxaad galaysaa bogga talooyinka oo webka Daruur cinwaanadiisa ka mid ah sidoo kale halkaan ka gal:

https://daruur.com//consultations/

Waxaad ka arkaysaa su’aalaha ugu dambeeyay, sidoo kale waad raadin kartaa su’aasha aad u baahan tahay oo keydka su’aalaha ka mid ah:

https://daruur.com//?s

Exit mobile version