Site icon Daruur درور

Sidee loo kiciya dareenka dumarka women’s feelings

Sidee loo kiciya dareenka dumarka women’s feelings

Su’aasha:

scw qofka hadi xaaskisa ay tahay naag dareen badan lahayn sidee ugu fiican oo loo kiciya ama loo badiyaa kacsida jirkeda, waa naag suna gud ah waxan maqli jiray naagta sunada gudan way ka dareen badan tahay mida firconiga u gudan hadaba naago badan aan maqlay oo firconi ah oo qooq badan oo sariir ka dhac ah taas maxa lagu fasiri kara kintirka sow kama go’na dumarka friconiga sidee ay u kacsadan hadi kintirka ka jaran yahay sunida sidee loo kiciyaa mahadsanidin

Sidee loo kiciya dareenka dumarka
Sidee loo kiciya dareenka dumarka

Jawaabta:

Su’aalo badan ayaa lasoo weydiiyay webka oo su’aashaada xiriir la leh, waxaa fiican webka inaad ka raadiso su’aalaha la xiriira su’aasha aad soo diri rabto, mar kaste in jawaabta lagu soo celceliyo ma aha, dhowr jeer ayaan sheegay inta su’aal aan lasoo dirin in laga baaro webka, xataa meesha su’aasha lagsoo dirayo ayay ku qoran tahay arrintaas, adoo aan su’aal cusub soo dirin ayaad heli kartaa jawaabta aad raadinayso, adoon is dhibin.

Dareenka dumarka waa xasaas wuxuu u baahan yahay qofka inuu si xeeldheer ugu dadaalo

Qofka haddii naagta uu dareenka ka dilo markaas waxaa la dhihi karaa dareenka dumarka meel xun ayuu galay

 

 

Linkiyadan ayaad ka heli kartaa jawaabta su’aashaada:

 

  1. Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah
  2. Maxaa badiya kacsiga dumarka
  3. Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya
  4. Kacsiga dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga
  5. Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsida dumarka xiliga kulul
  6. Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha
  7. Meelaha ugu dareenka badan dumarka
  8. Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan
  9. Shiirka kacsiga astaanta lagu garto
  10. Saliid seytuun qaababka ay kacsiga u kordhiso
  11. Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo
  12. Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha
  13. Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka
  14. Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya
  15. Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

 

 

Many questions have been asked on the web related to your question,

it is better to search the web for questions related to the question you want to submit,

the answer should not be repeated every time, I have said it many times.

Unsent question can be searched on the web, even where the question was submitted is written about,

without submitting a new question you can find the answer you are looking for, without bothering yourself.

 

 

 

 

ARABIC SOMALI DICTIONARY

قاموس عربي صومالي

Exit mobile version