Site icon Daruur درور

Sidee loo daaweeyaa neefta ka timaada saxaaxa dumarka

Su’aasha:

Waxaan rabaa inaan ogaado waxa lagu daaweyn karo saxaaxa ama cambarka neefta ka timaada, siiba xiliga foorarka uu ninka galmada ku sameynayowaxaa ka yeera siilka wax dhuuso u eg oo laga maqli karo qolka banaankiisa dhawaaq xoog leh maxaa keena dhawaaqa farjiga.

Sidee loo daaweeyaa neefta ka timaada saxaaxa dumarka
Sidee loo daaweeyaa neefta ka timaada saxaaxa dumarka

Jawaabta:

Dumarka qaar marka ninka uu ugu galmoodo qaabka foorarka cambarkooda waxaa ka timaada neef oo cod leh taas waxaa keena aariyada meesha gasho xiliga ninka uu dhaqdhaqaayo laakin dumarka qaar sidaa kuma dhacdo taas waxaa loo celiyaa migita hawenyda oo adag oo xoog leh, jirro ma aha wax dhibna ma laha codkaas kaliya naagta xishood ayay dareemaysaa marka uu dhawaaqo cambarka, waxaana u badan dumarka ilmaha dhalay oo waaweyn ama dumarka buurnaa oo caato noqday.

Exit mobile version