Sida lagu garto cudurka cusub Hantavirus
Qofka marka uu viruska Hantavirus ku dhaco wuxuu xanuunsanayaa muddo gaaraysaa shan maalmood ilaa toddobaad, cudurkan labo qof iskama qaadi kartaan sida la sheegay waxaa laga qaadaa jiirka ama doolliga cudurkaas ah Hantavirus qaba.

waxaa lagu gartaa Hantavirus qandho iyo jir xanuun iyo daal daran, maalmo kaddib wuxuu dareemayaa qofka uu ku dhaco neefta oo ciriiri ka gasha, mararka qaarkooda waxaa ku dhaco madax wareer iyo dhaxan iyo yaqyaqsi iyo shuban iyo mantag iyo calool xanuun.
caadi ahaan qofka qaba viruska iskuma arko hargab oo sanka oo diif ka daadanaya iyo dhuun xanuun.
waxaa la dhahaa wuxuu jiray cudurkan waa hore ee ma aha cudur cusub.
How can you detect the Hantavirus
When a person is infected with the Hantavirus virus, they become ill for five to seven days. This disease cannot be transmitted from one person to another, as stated, it is transmitted from a rat or mouse infected with the disease Hantavirus.
Hantavirus is characterized by fever, body aches, and severe fatigue. After a few days, the infected person feels shortness of breath, sometimes they experience headaches, chills, nausea, diarrhea, vomiting, and stomach pain.
Usually, a person infected with the virus does not experience a cold, a runny nose, or a sore throat.
It is said that this disease has been around for a long time and is not a new disease.