Site icon Daruur درور

Sida ugu fiican diinta lagu baran karo

Su’aasha:

Waxaan rabaa inaan diinta barto maxaad igula talin lahayden inteen ka bilaabaa maxaan akhristaa, waxaan rabaa inaan barto xadiiska iyo tafsiirka quraanka kariimka talo ayan idinka rabaa.

Sida ugu fiican diinta lagu baran karo
Sida ugu fiican diinta lagu baran karo

Jawaabta:

Marka hore ikhlaas la imow oo camalka ugu talaggal Alle dartii inaad u qabanayso, teeda kale isku day inaad si fiican u barato afka carabiga illeen diinta waxay kusoo degtay afka carbeed, baro naxwaha iyo safrhaha iyo balaaqada, markaas sahal ayay kuu noqonayaan inaad barato culuumta diinta islaamka sida tafsiirka iyo xadiiska iyo fiqiga, waqtigaaga ilaalso ha lumin jaaniska aad haysato, inta aad dhalinyar tahay wax baro.

Exit mobile version