Sheikh Sudeys oo xafiiskiisa ku qaabilay wiil Soomaaliyeed sawirro
Sheikh Sudeys oo xafiiskiisa ku qaabilay wiil Soomaaliyeed sawirro
Sheikh Sudeys xaafiiskiisa kusoo dhoweeyay wiil soomaaliyeed oo reer London ah.
wiilka waxaa lagu magacaabaa Cumar
wuxuu ka mid yahay dadka Qaba Baahida gaarka ah
Cumar wuxuu ahaa mid aad buu u jecel yahay Sheikh Sudeys. waxaad ka arki kartaa sawirada lagu baahiyay baraha bulshada.











Seikh Faarax Deeq Saciid wuxuu ugu geeyay Cumar Sheikh Sudeys xafiiskiisa
Sheekha oo si fiican u qaabilay.
Cumar aad buu ugu farxay kulanka Sheekh Sudeys.
meesha waxaa joogay dad badan oo cumar kusoo dhoweeyay.