Sharoobada Cypro-vita oo loo adeegsado cayilka jirka
Su’aasha:
scw bahda daruur waxan raba inaad ii sheegtaan sharoobada cayilka midee ugu fiican qofka hadii uu sharoobadas cabayo dhib inay u keento malaga yabaa?
Jawaabta:
Sharoobada lagu magacaabo Cypro-vita ayaa ugu caansan wax lagu cayilo, waxaa la helaa daawada Cypro-vita iyadoo kaniini ah.
Daawadan qofka cuntada ayay u furtaa hurado badanna way leedahay.
Laakin waxaa fiican qofka inuu ku dadaalo waxyaalaha dabiiciga ah webka daruur in badan ayaan kusoo sheegnay waxyaalaha dabiiciga ah lagu cayilo oo aan mustaqbalka qofka dhib u keenin.
Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha
The syrup called Cypro-vita is the most common for obesity, the drug Cypro-vita is found as a pill.
This medicine opens up food for the person and has many sleeps.
However, it is better for a person to strive for natural things on the web in a cloud that we have said a lot about natural things that do not cause problems in the future.
الشراب المسمى Cypro-vita هو الأكثر شيوعًا كمكمل غذائي ، Cypro-vita متوفر كحبوب.
يفتح هذا الدواء النظام الغذائي للشخص وله العديد من الفوائد.
ولكن من الأفضل أن يسعى الشخص لتحقيق أشياء طبيعية .