Shaqalka carabiga sida loo qoro Daruur 5 years ago Markaad carabi wax ku qorayso waxaad u baahanaysaa mararka qaarkooda inaad shaqal saarto xarfaha carabiga, marka waxaad u egeesan kartaa keyboardka si hoos ku xusan Shaqalka carabiga sida loo qoro Shift + E : waa godka ُ Shift + X : waa reebka ْ Shift + Q : waa kordhowga َ Shift + A : waa hoosdhowga ِ ذ + Shift : waa shidka ّ Shift + Z : waa midka ~ Shift + W : waa labo kordhow ً Shift + S : waa labo hoos dhow ٍ Shift + R : waa labo god ٌ