Site icon Daruur درور

Shaqada habeenkii iyo shaqada dharaartii

Shaqada habeenkii iyo shaqada dharaartii

Shaqada habeenkii iyo shaqada dharaartii

maxaa ka fiican siyidinaa Abuu bakar –Ilaahay raalli haka noqdee – maalintii gogosha geerida uu saarnaa oo uu kula dardaarmay sayidinaa Cumar dardaaran uu ka mid ahaa hadalkan:

“واعلم أن لله عملًا بالليل لا يقبله بالنهار، وعملًا بالنهار لا يقبله بالليل، وأنه لا يقبل النافلة حتى تؤدى الفريضة”.

Ogow Ilaahay inuu leeyahay camal habeenka la qabto oo uuna aqbalaynin dharaartii, camalna maalintii la qabto oo uuna aqbalaynin habeenkii, mana aqbalyo sunno haddaan waajib la gudanin

Exit mobile version