Sh. Shariif Axmed iyo Cali Mahdi Maxamed 1994
Sawirkan waxaa ka dhex muuqda Shariif Axmed iyo Cali Mahdi waa labo qof ka mid ah madaxda talada soomaaliya wax kasoo qabatay.
midka koowaad waa Sheekh Shariif Axmed oo ahaa guddoomiyaha midowga maxkamadaha kaddibna noqday madaxweyne kumeelgaar, midka kalena waa Cali Mahdi Maxamed.
Cali Mahdi wuxuu ahaa madaxweynaha lagu soo doortay dalka Jabuuti markii dhacay taliska Siyaad Barre kaddib.
sawirkan waxaa la qaaday 1994 dalkana waa Libya.