Seego la’aan ma hurdi karo maxaad igula talinaysaan
Su’aasha:
Siigada muda ayan waday ila heer ay noolal malmedkeyga kamid noqotay hada dowr bilod kahor ayan bilabay inaan joojiyo lakin isbuucyo marki àan kamaqnado heer waxaan gara àan seexan wayo illa àan sameyo marki àan sameyana qomamo ayan dareema maxa xal ah.
Jawaabta:
Xalka waa inaad go’aan adag ka gaartaa, haddii aad go’aan ka gaari wayso iyadaa go’aan kaa gaarayso dhulka ayay kula galaysaa dibna umasoo kici doontid maalin ayaa la gaarayaa oo aad ka shallaayi doontid shallaay aad u weyn oo aan ahayn midka hadda aad ku jirto.
Haddaad sii waddo waxaad gaari doontaa heer aad qancin wayso xaaskaaga oo xubinta taranka kaa noqonaysa sida maro duug noqotay, inta aad jaanis hadda hayso go’aan aadag ka qaado.
Ka akhriso faahfaahin dheeraad halkan:
Siigada sidey dhalinyarada u disho
Siigada qofka halista ay u keeni karto
Siigada guskey iga daciifisay maxaan isku daaweeyaa
Siigada maskaxda iyo midda gacanta
Arday ayaan ahay siigaa i dishay ila taliya
Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa