Sawirka dadka soomaaliyeed saameeyay
waa Sawir Faafay oo Laga Qaaday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Xajka Wada Hooyadii Cadar Maxamed Warsame.
Muuse Biixi oo hooyadii xajka u waday
Muuse Biixi iyo hooyadiisa xajka 2019
Waxaa lagu faafiyay sawirkan baraha bulshada dad badan ayaa ka hadlay, dadka qaarkii waxay tilmaameen inuu yahay Muuse biixi qof hooyadii baarri u ah.