Sawirada weerarka Masjidka New Zealand
Maanta salaadda jimcaha dad hubaysan ayaa xabbad ku furey muslimiinta iyagoo salaad ku jira dalka New Zealand.
waxaa la sheegay inay gaarayaan dadka meesha ku geeriyooday 30 qof .
booliska hal qof ayay qabteen dadka kale waa la raadinayaa sawirada waa kuwan>
Weerarka argagixisada Christchurch
Weerarka argagixisada Christchurch
Daadgurynta dadka dhaawaca
Dadka dhaawaca
Goobta weerarka ka dhacay
Dhaawaca
Dadka la daadguraynaya
Weerarka maanta masjidka

Nin boolis oo waddada taagan
Maanta booliska waxay fareen dadka ajaanibta inaysan gurigooda kasoo bixin