Site icon Daruur درور

Sawirada rabshadaha South Africa

Sawirada rabshadaha South Africa

Rabshadaha ka jira south africa

Wararka ka imaanayo  Gobalka western cap ee Cap Town xaruunta u ay tahay sidey sheegeen wararkas  weli Rabshadihii halkoodi ayay kasii Socdaan ilaa 60 dukaana ayaa la dhacay  magaalada Istarang dhaawacyo fudad ayaa laga sheegayaa dad inay kasoo gaareen

Dhinac kele Gobalka Gouteng meelahii Shaleyto wax ka dhaceen dhowr dukaan waa la boobey qaarna waa lasoo rarey .

Rabshado South Africa
South Africa dadka maanta
South Africa rabshado daran
South african dhibka ka jiro
South african dhibka ka jiro
South african maxaa ka jiro

Hal dukaan oo Cash & Cary mise kuwa waaweyn oo laga adeegto ah waa la gubey
1 wiil oo Somaali ah aya ku dhaawacmey
5 South African ah oo kuwii boobka wadey ah way ku dhinteen
Welina xaalad cabsi ayaa taagan  magaalada guud ahaan.

 

 

markaay soo kacaan dadka madow si xun ayay wax u burburiyaan.

arrimahaan dhowr jeer ayay dhaceen dad badan soomaali ayaa hantidooda ku waayay qaarna naftooda ayay ku waayeen.

dad badan ayaa lagu dilay dalkaas oo ajanabi ag.

cunsuriyad xun baa ka jirta, Ilaahayow muslinka badbaadi.

Exit mobile version