Site icon Daruur درور

Sadax bil siiga la’aan iyo natiijada

Su’aasha:

Asc walaal ninka haduu sadax bil sigeysanin naagna uu iska ilaaliyo maxa iska badalayo dareenkisa

Sadax bil siiga la'aan iyo natiijada
Sadax bil siiga la’aan iyo natiijada

Jawaabta:

Jirkiisa ayaa usoo kabsanayo nafsi ahaanna wuu u qaboobaa, qofka marka uu ka fogaado siigada oo uu isku mashquuliyo wax fiican farxad ayuu daremaa, laakin qofka marka uu siigaysanayo naftiisa ayuu nacaa maanta oo dhan shallaay ayuu ku jirayaa, wuxuu dareemaa yaxyax marka uu dadka la hadlayo wuxuu u malynayaa dadka oo dhan inay og yihiin inuu siigaysanayo, taas nafta uma roona nafsi ahaan ayuu u dhimanayaa, sadax bil siiga la’aan haddaad joogtay waad ka maarmi kartaa inaad siigaysato.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Exit mobile version