Site icon Daruur درور

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada

Su’aasha:

Mararka qaar waxaan isku arkaa dhiig sanka igaga soo dadanaya, wax xanuun ahna ma dreemo kaliya waxan arkaa dhiiga oo iga soo qulqulaya taas maxaa la dhihi karaa ma jirro baa ama waa wax iska fudud?

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada
Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada

Jawaabta:

Dhiigga sanka ka yimaada oo yaqaano afka soomaaliga goror  afka carabigana  الرعاف  afka igiriiskana waxaa loo yaqaanaa Nosebleed ama Epistaxis   waa arrin caan ah oo dadka qaar ay la kulmaan gaar ahaan dadka ay da’dooda u dhexeyso seddex ilaa 10 sano, sababo badan ayaa keena dhiig inuu ka yimaado sanka dadka waxaa ka mid ah, marka ay qallalaan meelaha u dhexeeya sanka iyo gudaha ka sii xagjira, ama dabeyl qabow ah qofka inay dhufato, ama inuu qabo xasaasiyad, ama inuu uriyo waxyaabo kiimikaal ah, ama inuu sanka iska fareeyo ilmaha ayaa aad u sameeya, taas waxay keenaysaa inuu ciddida ku rifo oo marka dhaawac meesha uu geysto, ama handhis badan, ama qofka inuu hargab daran ku dhaco oo keenaya duleelka sanka inuu xamili waayo oo marka meesha ay noqoto meel aad u jilicsan, ama qofka inay wax uga dhacaan ama inuu dhulka ku dhaco, caadi ahaan isla markii ayuu joogsanayaa dhiigga sanka marka uu yahay mid iska fudud, laakin hadduu daran yahay waa wax gudaha kasoo fulayo , markaas halis ayuu tilmaamayaa.

 

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo

 

Nosebleed or Epistaxis is a popular issue that some people experience especially people between the ages of three and 10 years, and many causes cause blood comes from the nose of people, including dryness in the areas between the nose and the inside. Or a cold wind to hit the person, or to have an allergic reaction, or to smell chemical substances, or to order the baby’s nose to do a lot, which causes him to fall on the nail and when he causes an injury in the place, or a lot of pain, or the person to have a severe cold that causes the nasal hole to be unable to handle and when the place becomes a very soft place, Either something happens to the person or to fall on the ground, usually at the same time that the blood stops in the nose when it is mild, but if it is severe it is something that is inside, then he indicates danger.

Exit mobile version