Site icon Daruur درور

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro

Warar soo dhacay ayaa sheegaya dowladda Ruusha oo safaarad ka furatay magaalada Muqdisho.

Danjiraha Ruushka oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan.

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro
Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro
Exit mobile version