2 WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA WAYSAYSANAYA SALAADIINA LA GALAY OON KA XUMAHAY SALAADAA DUHUR LA IGA HOR GALAY KABACDI MARKAAN WAYSADII DHAMAYSTAY SALAADII OO LAGU JIRO WALI OO LATAAGAN YAHAY KU XIDHAY
3 WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA SOO GALAY IYADOO TAAJIDKII LATUKANAYO AMA TARAWIIXDII MIDKAY AHAYD SI FIICAN UMA XASUUSTO
AAN MASAAJIDKA SOO GALAY OO SAFKII OO WADA KHAMIISYO CAD CAD WADA XIDHAN KU XIDHAY IYADOO FAATIXADII DHAMAATAY OO SUURADKALE IMAAMKU AKHRINAYO
4 WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA AGJOOGA OO LA AQIIMAYO
OONKU SII SOCDO MASAAJIDKA
OO II DHAWAA MARKAASI
5 WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA OO MASAAJIDKA U JOOGA CITIKAAF OO UU SHEEKH NA MAXAADARO JEEDINAYO OON DHAGAYSANAYNO
ALLAH MAHADLE.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa sida aad ugu dhegan tahay diinta iyo cibaadada, dhamaan waa riyo isu dhow oo khayr ah, waxay tusinayaan camalka suuban iyo wanaagga aad ku sugan tahay, masjidka waa guriga Alle marka riyooyinka oo dhan masjid ayay calaaqo la leeyihiin, waana khayr iyo wanaag.