Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday walashay iga wayn oo walashay iga yar usoo iibisay xijaab cad si dirayska school ay ugu xidhato ana aan la yaabanahay maxad usoo khasaarisay school 3bilood ayaa u hadhay wax yar kadib walashay yar wayba xidhatay xijaabkii oo school ayay udiyaar garoowday murayad ayay hor istaagatay way is daawanaysa. Ana waan eegaya niyada ayaan ka leeyahay waaba xijaab qurxan

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay
Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhorsanaan, gabadha yar waxay noqonaysaa qof fiican oo dhowrsan

ijaabka hadda wuxuu astaan u yahay fiicnaan waa riyo wanaagsan

Riyada xijaabka halkan ka daawo

 

Dreaming describes modesty, the little girl becomes a nice and observant person

Now the test is a sign of good is a good dream

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More