Riyo waa sixiran tahay laygu dhahay

Riyo waa sixiran tahay laygu dhahay

Riyada:

Sheekh Alle ha ku barakeeyo waxaan ku riyooday aniga oo salaad tukanaayo ayeeyo ila socotay kadib markaa dhamaynay ayeeyo waxay i dhahday naag naga horaysay salaada qaab qaldan ayey u tukatay kadib naagta way dhoolacadesay mid jees jees camal kadib biyo ayey na warsatay in aan siino marka aan siinay biyaha waxay ku aqriday   سورة الأعلى  kadib wejiga ayey ayeeyo ugu fardhiday aniganeh sajuuda ilaa sanka ayey iiga shubtay oo waxan is dhahay ka jeeso kadib intaas ayaa biyaha iga gaaray kadib biyaha way iga soo daba daadisay oo waxay i dhahday waad sixiran tihiin adiga iyo ayeydaada iyo hooyadaabo waan ka so kacay riyada 1:00 habenimo ayey eheed hadaneh markaa ku ceshtay riyada sideeda ayaan ugu riyooday waqtiga salaada naagtaneh waan aqaanaa

Riyo waa sixiran tahay laygu dhahay
Riyo waa sixiran tahay laygu dhahay

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa naag cadow ah oo xumaan kugu samayn rabto

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso meelaha aad ka shakisan tahay iyo dumarka laga yaabo inay xumaan wataan.

Sixirka run ayuu noqon karaa sida aad riyada ku aragtay.

 

Riyada sixirka halkan ka daawo

 

The dream warns you of an enemy woman who wants to do you evil

You are required to be careful where you are suspicious and women who may be carrying evil.

Magic can be true as you saw in the dream.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More