Riyo mayor duqa magaalada xanuunsaday
Riyo mayor duqa magaalada xanuunsaday
Riyada:
Asc
Waxa aan ku riyoday anigoo arkaya in uu xanuun ku soo booday duqa magaalada (maayor) isagoo jioga guriga habo qolkeeda hurdada dadkii ayaan u yeedhay wala qaday dhakhtar aya la geeyay waan ka daba tagay waxaan dhexda ku arkay inan aan wada shaqayno ina Mari u tagne ayaan idhi gabadh meel ka ooynayso ayan dul is taagnay markaas ayay nagu tidhi qofkii cabdikariin (maayor) doonaya wakaa nagu xiga u taga
Fasirka :
Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato ka dhici doonto magaalada uu ka taliyo
Dhibaatadaas waxay wada saameyn doontaa dadka meesha degan wax kaste ayay noqon kartaa.
Guud ahaan riyada waa arrin dadka looga digayo
Riyada xanuunka halkan ka daawo
The dream describes a problem that will happen in the city he controls
That problem will affect the residents of the area and it can be anything.
In general, dreams are a matter of warning.