Riyo Mas madow iyo dibqalooc aan dilay

Riyo Mas madow iyo dibqalooc aan dilay

Su’aasha:

Asc,
Waan idiin salamay! Wll waxan ku riyoday aniga oo dilaya mas mdow ah kasi aan sunta ka shubay ka dibna dilay. Maxay tilmamaysaana please.

Riyo Mas madow iyo dibqalooc aan dilay
Riyo Mas madow iyo dibqalooc aan dilay

Jawaabta:

Riyada maska madow ama dibqalooca waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof cadow kugu ah oo kaa daba shaqaynaya oo xumaan kula maagan, oo fursad kula gaadayo siduu dhib kuu gaarsiin lahaa.

Marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka guulaysan doonto qofkaas oo aad ka badbaadi doonto sharta uu kuu maleegayo, dilka aad u gaystay wuxuu ka dhigan yahay inaad ka raynayso oo aad ka adkaanayso.

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

The dream of a black snake or snake indicates that there is someone who is your enemy who is working behind you and planning to harm you, and is looking for an opportunity to harm you. So the dream indicates that you will win against that person and you will be saved from the condition that he is plotting against you, killing him means that you will be better and defeat him.

Riyada maska madow halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More