Riyo lug hiliba bac ku jirta
Riyo lug hiliba bac ku jirta
Riyada:
Asc sheikh hooyaday ayaa ku riyotay salaadi subah kadib markay tukatay ayay yar seexatay ayaa waxay ku riyotay iyado meel xaadhaysa ayaa waxa kaso baxay bac hilib ku jiro laba farod ayay ku qabatay ayay bacdi tuurtay
Hadana waxa la tusay laba wasladod oo aqalka hortiisa yaala markasay ku yar oo walaashay dhashay u Needham markaasay ku tiri ku kaadi marku ku kaadshay ayay so kacday iyado labadi farod ee ay ku qabatay xanuunayan

Fasirka:
Riyada waxaa laga yaabaa inay tilmaamayso sixir iyo waxyaalo aan wanaagsanayn
Waxa meesha lasoo galiyay waxa dhici karto inuu yahay wax xun
Waxayna u badan tahay sixir meesha lagu aasay
Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo
Dreams may describe magic and unpleasant things
What was uploaded to the place may be a bad thing
It is more magical where it was buried