Site icon Daruur درور

Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya

Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo hurda in ay 2 tuug soo galen midna dayrka aqalka ayuu jooga

midna  qolki aan hurday ayuu soo. Galay waxan niyada iska idhi ala ma laptop ayuu xadaya waan qayliyay run ayaan moodayay tuug soo galay hurdadii ayaan ka soo kacay

Riyada waxay kaaga digaysaa rag raba inay wax kaa ogaadaan

Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya
Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya

 

Fasirka

Waxaasna wuxuu la xiriiraa xaalkaaga.

Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso.

Sirtaada ilaalso ama sawiradaada.

 

Halkan ka daawo riyada tuuga

 

This is related to your situation.

You are required to be careful.

Keep your passwords or photos.

 

Exit mobile version