Site icon Daruur درور

Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

Su’aasha:

Asc waxaan ahay gabadh wali anan gursan waxa ku riyoday ano hal naas kan bidixda ah iga soo dhacy aan la yabanahay aana qarqarina dadka ka qarina.

Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan
Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

Jawaabta:

Riyada naaska dhacayo waxay tilmaamaysaa inaad ku fashilmi doontid waxyaalo la xiriira nolosha siiba arrimaha guurka iyo helitaanka nin aad ku qanacdo ama waxaad ku dhici doontaa mashaakil la xiriira xagga jacaylka iyo guurka mustaqbalka, waxaa kaloo ay tusin kartaa riyada xalaad xun xagga lacagta inay kula soo gudboonaan doonto.

Riyada naaska gabadha waa astaan weyn, naaska wuxuu yahay haddii ay aragto wax tusaya qaab dhib leh ama rafaad ama ceeb xagga naaska riyada toos waxay u tilmaamaysaa dhib naagta lasoo gudboonaan doonto, haddii naaska uu yahay mid qurux badan ama naas weyn oo caano leh riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda gabadha inay tahay mid aad u fiican nolol barwaaqo leh ayaa soo galayso, marka naasaha gud ahaan riyada wax weyn ayay tilmaamaan.

Exit mobile version