Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo

Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo

Riyada:

Waxan ku riyooday iyado uu guur iso bandhiganayo wiil an garanayo walibana isagu farxad darted uu iqaday oo ila boodboday anigu kaman cadhoon balse wiilku wuxu noqday wiil aan necbahy oo wakhti uu been iishegy darted na an ku nacay waxana maskaxdyda kuso dhacady inan ninkas guurkisa dido ano og in nin kale balan guur naga dhaxayso ntas kadib wiilki wan kaso tagay waxanan arkay ano gacanta hysta wiil ka anu ku balanay guurka walibana an kala hadlayo arimo guur ku saabsan walibana aan wada faraxsa nahay

Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo
Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir aad la yelan doonto  nin aadan ku qanci doonin

Waxaa laga yaabaa xiriirkaas inuu kuu keeni doono walwal badan.

Marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso raga beenta badan.

 

Riyada guurka halkan ka daawo

 

Dreaming describes a relationship you will have with a man you will not be satisfied with

Maybe that relationship will cause you a lot of anxiety.

Then you are required to be careful of lying men.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More