Riyo guri qarsoon oo cajiib ah
Riyo guri qarsoon oo cajiib ah
Riyada:
waxaan ku aniga iyo hooyo wada socona oo meel nimi ayaa soo ag marnay guri hooyo saxibadeed degantahay aniga wax ayaan wada dhigan jirnay gabadha gurigii sacda wuu dhawyayah ina mari aan sii marnee ayaan ku idhi hooyo markaan soo gaadhnay gurigii waxaa ka soo baxay gaadhi hooyo ku idhi waan aqaan gurigan ee ma kanaa gurigu waan galnay dayrkii gurigii ayaan arki waynay gurigii nin joogay ayaa nagu yidhi meeshu waa meel layaab leh oo enginer cajiiba dhisay ee gaadhiga ka dhex gala sidii gurigu qarsoon yahay waan sugaynay habeen ayay noqotay anagoo dad badan ah oo sugayna in la naga furo
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo kaa qarsoon oo laga yaabo inay wataan waxyaalo aadan ka heli doonin
waliba waxay la xiriiraan arrimahaas nin
Dreaming describes hidden things from you that may carry things you won’t find
are related to these issues.