Riyo dahab la iga xadayo
Su’aasha:
Asc ramadan kareem wxn ku riyooday xili guriga dad ehelka ah buxan aa roob imanyo roobki aa ani keligee ku qawesana dadki oo dhana waa fadhiyan marku robki dhamado waxa soo ag fariisana mamo wexey i leedahay maxa dahabkan wa weyn kuu xiray ano firin dahabki a waxan dhaha cadi waye waaxan soo adaya qolka markan miyarada hor istago wxn arkaya in dahabka ii xiran usa keygi aheyn dhagaha katinka iyo farantigaba marka sii fiiriiyo waxan arkaya in dahab usan aheyn waxa ii xiran uu bulkati yahay waxa usoo cararaya dhanki armajada dahabki kuma jiro iyo weliba mobel iphone ah aad baan u naxaya sababtonah dahabka markiisi hore aniga malaheyn tabal buu aha inan baan kasoo qaday.
