Site icon Daruur درور

Riyo cunug yar oo xanuunsan pharmacy aan geyneyno

Riyo cunug yar oo xanuunsan pharmacy aan geyneyno

Riyada:

Waxa ku riyooday cunug xanuunsan anagow wadno ani iyo walashey ayaa isla geyneyno pharmacy daawo qasan ba u wadna o lenhy xafdda ku so qasnay o waku duri weynay markas ba le weyina dawa hebel maku dartay magacedane ma xasusto midda maku dartay le dhahyo lkn dhalo fera weyn be ku jirtay dawada cunug wax dhalay ma aqaano e maxe noqon karta riyadas cunuga xanunsan

Riyo cunug yar oo xanuunsan pharmacy aan geyneyno
Riyo cunug yar oo xanuunsan pharmacy aan geyneyno

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad ka murgi doonto oo la xiraara reerkaaga.

Waxaad ka dalban doontaa qof inuu ku caawiyo, si aranitaas aad uga baxdo.

Ilaahay khayr haka dhigo.

 

Riyada ilmaha yar halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will have troubles related to your family.

You will ask someone to help you, so that you can get out of this situation.

May God bless you.

Exit mobile version