Site icon Daruur درور

Riyo ayeeyo aan u tagayo oo wiil ila socdo

Riyo ayeeyo aan u tagayo oo wiil ila socdo

Riyada:

Shiikhow waxaa iisoo fasir insha,allh xala waxaa ku riyooda Anoo hurda Ayeyday hooyaday dhashay Way nooshaha Isku meelna ma joogno Waa maamo weyn xisna maleh oo dadka badi makala garanayso xitaa caruurta ay dhashay ilaa ay isku sheegan oo isku tilmaamaan kadib inay garato baa dhacdo mar walba waxaa ku riyooda xaafada ay joogta anoo Aaday kadib wiil aan ilmo habreednahay oo xaafada joogay baa lagu dhaha orod is raaca oo ayeeyo aada kadib markaa ayeeyo usoo galay waxay la soo booda wiilkaan cusub yaa weeye ana ayeeyo ayeeyo baa iitha baa ku iri markaas bay igu tiri kuma garanayo kadib wiilkii baan ku iri tilmaam ay ayeeyo fahmi karto ugu sheeg In ay ayeeyo iitahay oo gabadheeda idhashay wiilkana ayeeyo wuu iiga aqoon badanyha oo xaafadooda bay ku nooshaha kadib wiilkii baa wuxuu ayeeyo ku yiri ayeeyo Wiilkan ayeeyo baa utaha oo gabadhaadii aad dhashay ee heblaayo ahayd baa dhashay ayeeyo way igaran weyde dhowr tilmaam baa xitaa usheegna Magaranayo bay tiri kadib baa hurdada ka sookaca shiikh plz iisoo fasir adoo mahadsan 🙏

Riyo ayeeyo aan u tagayo oo wiil ila socdo
Riyo ayeeyo aan u tagayo oo wiil ila socdo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa sida aad qalbiga ugu hayso eeyo oo aad niyadda ka jeceshay

Riyada guud ahaan waa khayr iyo munaasabad wanaagsan oo qaraabada ku saabsan

 

Halkan ka daawo riyadada ayeeyada

 

The dream describes how you have a grandmother in your heart and loved her mood

Dreams are generally good and a nice occasion for relatives

Exit mobile version