Riyo anoo naag farta ugu raaxaynayo maxay noqon

Su’aasha:

Waxan arkay naag la qabo oo meel aan isla joogno markaas ayan is tabanay kadib meel qol oo akle ah ayan isla aadnay nagtii surwaal ayay wadatay markaas ayaan gacan sirwaalka hoos galiay markaas bahalkeeda ayan farta la dhacay qoyaan badan ayaa ka yimid anoo sidaas samayno ayaan kala soo baxay gacanta oo dhan wasakh iga ah iyadana dharka ayaa qoyan badan ka gaaray kadib dharkeeda ayan soo qaaday waxan faliya baaldi musqusha ku jiro oo biyo ku jiraan kadib sidaas ayaan kusoo tosay, wax biyo ah igama imaanin iskuma junuubin, riyada maxay noqon karta.

Riyo anoo naag farta ugu raaxaynayo maxay noqon
Riyo anoo naag farta ugu raaxaynayo maxay noqon

Jawaabta:

Riyada marka ay la xiriirto waxyaalo shahwada kicin kara oo qofka biyo isku arka marka uusoo tooso waa riyo shaydaan xagii ka timid qofka qubeys ayaa ku waajibaya wax macne ma laha.

laakin haddii riyada ay tahay riyo aan la soconin biyabax markaas fasir ayay yeelan kartaa.

riyada fajiga dumarka inta badan waxaa lagu fasiraa waxyaabo badan faraj iyo ilmo iyo farxad.

marka waxaa laga yaabaa inaad heli doonto wax kaa farxiya haddii dhib ku haystay faraj ayaad heli doontaa waa riyo tilmaamaysa in aad farxad iyo ilbaan heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More