Riyo anigoo lay eryanayo haddana aanay isoo gaadheen waxaasi

Riyo anigoo lay eryanayo haddana aanay isoo gaadheen waxaasi

Riyada:

Sh. Waxan ku riyoodey ayada oo meL tukaana lay dorey kadip dhalinyaro udhaxeysa da.da 10 jir iLaa 25 jir ano ag maraya idhaHaan waa tan qoftiii kadip isoo eryadaan lkn marna imay soo qabn marnaa ordaba way lumaYeen hadii aan ka dhuuntana wey isoo helaYeen uun lkn kolpa waan ka baxsanaYey sh riyooyinkaaso kle tiro badan ku riyoodey

Riyo anigoo lay eryanayo haddana aanay isoo gaadheen waxaasi
Riyo anigoo lay eryanayo haddana aanay isoo gaadheen waxaasi

Fasirka:

Riyada waxay u badan tahay inay nafsi tahay, waxaa laga yaabaa dad inay lacag kugu  leeyihiin

ama wax inay jiraan lagaa raboo aad ka walwalsan tahay

Marka taas ayaa waxay noqonaysaa riyo noocan oo kale ah.

Riyada ceyrsashada ama bursashada halkan ka daawo

 

The dream is likely to be selfish, may people have money to

or something that you are worried about you are worried about

So that would be such a dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More