Riyo aniga oo tagay wadanka kadibna aan ka xumaanayo

Su’aasha:

asc walalaha daruur iyo inta muslim ah salan kadib
waxa riyo ku arkaa aniga oo tagay wadanka wayo hada majogo wadanka kadibna aan kaxumanayo tagida wadanka aan tagay oo isleyahay maxa kukenay maxay tahay sababtaas maxaysa fasiraysa.

Riyo aniga oo tagay wadanka kadibna aan ka xumaanayo
Riyo aniga oo tagay wadanka kadibna aan ka xumaanayo

Jawaabta:

Riyada waxay kaaga digaysaa inaad qaadato go’aan aad ka shallayn doonto, safar ama wax kale ha noqdoon ama shaqo kale aad u wareegi doonto, ama naag aad guursan rato, marka iska eeg waxa aad ku dhaqaaqi rabto, si fiican isaga fiiri intaadan go’aan ka qaadanin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More