Site icon Daruur درور

Riyada xanuunka eyeeyada iyo dixri iyo dibqalooc iga soo daadanaya

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riydey aniga familygyga siba aderkay iyo wiilkisa waxn ka rabay gaadhiga si an ayeeyo xanunsanysa ugu qado kadib gadhigi bey i diiden siba wiilka aderky dhalay kadib wan ku celceliyey wey isiyen wan tagay waxan tagay tukan tukanka waxa ka ibsaneysey gabadh ubax kadib ana waxn so qabtey dhowr ubax oo guduudan kadib waxa iibineysey tukanka gabadh yar kadib ubaxii ayey habeysey sida hadyada la iskugu keno kle kadib wey iga qadey waxn ka rabay alab kle kadib waxay ii dirtey wireka lagu hagajiyo korantada kadib wan ka so baxay waxan imi ardeydii dugsiga quranka oo saf ku jira kadib waxn laha hadi macalinka i arko wuxu iweydin dona ma u iman weydey kadib waxa ii imi hablo mid ay tahay saxibadey hada se saxibtinimo naga dhaxeyn walalnimo moye marka ay ii imaden waxay ii shegty iyado igu qosleysa dholacdeynysa in sankyga wax iga yalan kadib wan is eegay waxa igaso dhacay dirxi iyo dib qalooc iyo waxyabo kle uskaga kadib waxa nalo shegay isguursan doonan gabadh an garanayo ardeyda iyo macalin ka mid aha macaliminta dugsiga sida cadiga ahna gabadha hada wa la qaba kadib wan iskaga imi waxn ao helay waayirkii korontada gabadhu idirtey kadib wan u kenay waxn xidhay laba kabo ah oo kla yar duwan kadib isla gabadhi iyo ninki is guursanayey aya mar labad nalonshegay kadib waxn ku so noqony tukanki aniga iyo gabadhii kadib waxn arkay biyo badan oo kujira tukanka iyo gabadhi oo suuxdey kadib waxn idhi wey dhiman donta biyhi ayan meel furay ay ka baxan intasey ahyd wllo ado mahadsan ifasir mahadsanidin

Riyada xanuunka eyeeyada iyo dixri iyo dibqalooc iga soo daadanaya
Riyada xanuunka eyeeyada iyo dixri iyo dibqalooc iga soo daadanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku nooshay iyo fikir inaad ku sugan tahay dad cadow inay jiraan oo kula jiro kaana jeedo adigana aadan ogeyn dhibka haysta ama jirrada haysata ayeeyadaada waa xaalkaaga meesha uu marayo waxa kasoo dhacay waa wax aad ku sugan tahay oo rafaad ah, waxaa kula gudboon inaad ku dadaasho adkaarta iyo quraanka sidoo kale inaad iska yarayso fikirka badan naftaada waa inaad dejisaa, riyada qaabkan ah inta badan nafta ayay tilmaamaysaa xaaladda ay ku sugan tahay.

Riyada ayeeyo dhimatay oo hooyo la dagaashay

Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

 

 

يصف الحلم الموقف الذي عشت فيه وفكرة أن هناك أعداء معك ولا تعرف المشكلة أو المرض الذي تعاني منه جدتك هو وضعك حيث تمر بما حدث
هو شيء أنت فيه وفي حالة من الضيق، فمن الأفضل لك أن تسعى للحصول على القوة والقرآن وكذلك لتقليل الأفكار الكثيرة التي لديك لتهدئة نفسك.
غالبا ما يصف الحلم في هذا الشكل الحالة النفسية في الموقف الذي هي فيه.

Exit mobile version